Wadaad Dhallinyaro ahaa oo dil argagax leh loogu geestay magaalada Muqdisho

Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in xalay koox ciyaal weero katirsan degmadaasi ku dileen nin dhallinyaro ah oo ahaa Imaam Masaajid iyo wadaad dadka kutubada diiniga ah bara. Ciyaal weero ku hubeesnaa mindiyo ayaa xalay dil argagax lahaa u geestay Sheekh Mowliid Macalin Cabdullaahi oo kamid ahaa wadaadada sida weyn … Continue reading Wadaad Dhallinyaro ahaa oo dil argagax leh loogu geestay magaalada Muqdisho